XUSKA QOFKA DHINTEY

DWQA QuestionsCategory: QuestionsXUSKA QOFKA DHINTEY
Cali asked 5 years ago

XOOLAHA LOO QALO QOFKA MARKUU DHINTO AMA GADAASHIISA LAGU XUSU MALA CUNI KARAA XOOLAHAASI HADII LAGUUGA YAARO.

Jawaab: walaal: Neefkasta oo lagu xuso maga Allah marka lagawracayo waa lacuni karaa, Sida Allah yiri” فكلوا مما ذكر اسم الله عليه”

Neefkasta oo Alle Cid aan ahayn lagu xuso Marka lagawracayo Waa bakhti waan xaraam waana denbi Sida Allah yiri ” وما أهل لغير الله به”

Neefkasta oo aan waxba lasheegin marka lagawracayo uuna Gawraco Qof muslim ah Ama yahuudi Ama kirishtaan Sida saxda ahwaa xalaal.