dalaaq

Anonymous asked 5 years ago

السلام عليكم.
Sheekh salanta islaamka even kor ku soo xusay Ayaan kugu salaamay, suaashaydu waxay tahay Maama AMA gabdh da,deedu tahay 47 sanno ayaa caadadii wayday sanadkii hore 2015 October ka dib waxay guursatay sandakan 2016 bishii shanaad (May) laba bilood ka dib ninkii ayaa furey ilaa imika dhigii xaydka may Aragon AMA Kama iman tan iyo October sanadkii hore, markaa sheekh side bay u tirsanaysa qoftaasi cuddadii, wax aan ku wareernay ma waxaa lagu tirin Ahlul xayd misi midi I ka quusatay Aayisah.
افيدونا بارك الله فييكم

1 Answers
Sheikh Yusuf Staff answered 5 years ago

Wc: walaale: Waxaad tirsanaysaa (3)bilood, Hawaynayda hadii caadada waqtigeedii ay dhaafto Ama ay iska istaagto cudur awgeed ee lafuro Cidadeedo waa sedex bilood, bilwalba waxay u dhigantaa Hal caado.