Back to Welcome | View guestbook | Sign Runta Islamic Guestbook
We have 12 entries displayed on 2 pages.
1 2
|
Next >
|
Last >>
| Submitted by | Comments: | ||
| Name: cabdullaahi From: somalia E-mail: mubaarig36@hotmail.com |
asalaamu calaykum walaalayaal walaal aynu kafaa iidaysano khayka web kan inshaa allaah asalaamu calaykum
|
||
| Submitted by | Comments: | ||
| Name: nadra From: somaliland E-mail: muhiima99@hotmail.com |
Acww. Waxaan mahad idilkeed iska leh Alle SWT, waxaan leeyahay dad sameeyay webset-kan alle haydiinka abaal mariyo, abaal marin waxaa ugu fiican ta Alle ku siiyo. Acww.
|
||
| Submitted by | Comments: | ||
| Name: ismahan From: sweden E-mail: ismahanse@yahoo.se |
salam aleikum salaanta islaamka kadib goormuu dhacayaa sanadkan mutamarka summerka ee sweden lagu qabin jirey? ismahan
|
||
| Submitted by | Comments: | ||
| Name: Aadam From: onthe erth E-mail: khayre12@hotmail.com |
A:C Walaalayaal Add ayaad umahadsantihiin.
|
||
| Submitted by | Comments: | ||
| Name: Adoontii_Rabigeed From: Sverige |
Assaalaamo ailkom waraxmatulaahi wabarakaatuh MaashaAllah webkaan runta.net waa web aan aad ula riyaaqay runtiine waa mid aan add uuga faaiideystay Sheikh yuusuf iyo intii kheyrkaan kulugleh Alle (swt) waxaan idin kabaryayaa in uu idin ka abaal mariyo dadaalka aaf walaalihiina muslimka ah aad u fisiseen Baarakalaahu fiikum wa jazaakumulaahu kheyral jaza wa´axsanallaahu ileykum wanawaraAllahu qabrakum.
|
||
| Submitted by | Comments: | ||
| Name: HamudaaF From: Mell Ilaaheey iigo oghanay |
Allah SWT ha idinka abaal mariyo..May Allah award a prize to you. it you agreewith on, continue to work with it May Allah SwT to preserve you and to award a prize to you in Jaannah and I wonder about I can question questions shiikha?? How can I few contact with he
|
||
| Submitted by | Comments: | ||
| Name: Raaddiyah From: Sweden E-mail: Proud-Muslimah@hotmail.com |
Asslaamo Caleykum WrWbr
|
||
| Submitted by | Comments: | ||
| Name: Ribaadh E-mail: umm-3abdullah@hotmail.co.uk |
Asalamu Caleykom Wrt Allah Wbrt Walaalaha ka shaqeeya webkan waxaan Allah Swt Idnkaga baryaa In Alle idinka abaal mariyo juhdiga aad ugu jirtaan Fidinta Diinta-Islaamka Runtii aad baan uga helay webkan dhan walba waxaan idinka Codsanaya in aad wadaan dadaalka Duruusta ku jirtadana aad soo dhameystirtaan sida saxiixul jamicul sagiirka Ajar allah ha idinka siiyo Wasalaamu Caleykom Wrt Allaaaaah Wbrt
|
||
| Submitted by | Comments: | ||
| Name: bintu yaxya From: Sweden E-mail: amino89@hotmail.com |
asc masha allah waan ku faraxsanayah webkaan oo aan ka baraneyno anaka oo joogno gurigeyna masha allah jzkl maamula yaasha webkaan runta,net
|
||
| Submitted by | Comments: | ||
| Name: xafsa From: sverige E-mail: um-mu_luqman@hotmail.com |
Aslaamu caley kum walalayaal masha laah ad iyo aad ayaan ugu farxaay webkan ee Göteborg furteen masha laah taan labaat walayaal soo wacliyaa muxadarogiin kalaa nuc ah oo ku santaan sabarka akhi, tackar
|
Powered by PHP guestbook 1.5 from PHPJunkyard - Free PHP scripts